Baaq ku saabsan ka badbaadinta Dalka Khalalaasaha siyaasadeed ee dalka oo lasoo saaray

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Senatar Cabdi Xaashi ayaa soo saaray baaq cusub oo ku saabsan ka bad baadinta dalka xaalad amni darro iyo khalalaase siyaasadeed oo halis galiya jiritaanka dowladnimada Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Cabdi Xasahi ayuu ku dalbaday in lagu dhawaaqo natiijada guud ee doorashada xubnaha Aqalka Sare, si loo qabto … Continue reading Baaq ku saabsan ka badbaadinta Dalka Khalalaasaha siyaasadeed ee dalka oo lasoo saaray